MoILGR SWS
Baahin Qandaraas
Degmada Baydhabo waxay maalgelin ka heshay mashruuca Dawladaha Hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (JPLG),Waxayna doonaysaa in ay maal galintaa u isticmaasho mashaaruuc horumarineed ee wax-soosaarka beeraha ayadoo la isticmaalayo waraabka casriga ah (Smart irrigation). Sidaas darteed, Dawladda hoose ee Baydhabo waxey raadineysaa shirkado qandaraaslayaal ah oo kuhaboon in ay qabtaan shaqada hoos ku qoran.
| SN | Project Name | Description of Activities | Location |
| LOT 1 | SMART IRRIGATION SCHEME FOR INTERNALLY DISPLACED PEOPLE IN BAIDOA | Activity 1: Drilling and Installation of the Borehole | Baidoa |
| Activity 2: Supply and Installation of Solar-Powered System | Baidoa | ||
| Activity 3: Construction of 50 m3 Elevated Water Tank | Baidoa | ||
| Activity 4: Construction of Underground Water Reservoir (12m*6m*4m) | Baidoa | ||
| Activity 5: Construction of Camel and Goat’s Water Troughs | Baidoa | ||
| Activity 6: Construction of Caretaker and Generator Rooms | Baidoa |
Documentiga qandaraaska waxad kaso degsan kaartaa link-yadaan hoos ku qoran.
https://www.arlaadijobs.com/wp-content/uploads/2023/10/Layout_revised.pdf
Qandaraaska dokumintigiisa waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan kuxusan.
Dockumintiyada qandaraaska waa in lagu hagaajiyaa email-ladaan hoos ku qoran ka hor waqtiga dhicitaanka, 11 October 2023, tixraaca email-ka halaga dhigo “Borehole drilling”.
Ku/to: moisws.procurement@gmail.com / Procurementofficebra@gmail.com
Og/cc: Mohamed.ahmed.abdi@uncdf.org
Wixii faahfaahin dheerada ah fadlan kala xidhiidha.
Emails: Procurementofficebra@gmail.com / moisws.procurement@gmail.com
Document gaqandaraaska waxa la soo dirayaa Kahor wakhtiga; 12:00Pm habennimo, taariikhda; 11 ka bisha October ee 2023.
Fiiro-gaar ah, Qandaraasle kasta oo u tartamaya mashaariicda waa in uu booqdaa goobta shaqada laga qaban doono (Project site).
Mahadsanidiin