Baahin Qandaraas – Construction of Hudur District Offices – 2020

0
  • Procurement
  • Hudur

Hudur Municipality

Baahin Qandaraas

Golaha deegaan ka ee degmada Hudur wuxuu kahelay maalgelin mashruuca Dawladaha Hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (JPLG),waxaanay doonaysa in maalgellintaa ay u isticimaasho mashaaruuc horumarineed.Sidaas darteed, Gollaha Deegaanka ee Degmada Hudur waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo kuhaboon in ay qabtaan shaqada hoos ku qoran.

 

SN Project  No. Project Name  Location
1. Construction of Hudur District Offices – 2020 Hudur

 Documentiga qandaraaska waxalagahelayaa xarunta Dawlada Hoose  Hudur laga billaabo taariikhda: 28/12/2020 ilaa 09/01/2021 qiime ah $20 qandaraaskiiba. Qandaraaslihii soo doonta waxa loo jaridoonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa in ay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.

Qandaraaska dokumintigiisa waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyoqoraallada kale ee qoraalkan kuxusan.

Qandaraaska waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa: XAFIISKA QANDARAASAYADA DAWLADA HOOSE  EE HUDUR, wixii faahfaahin dheerada fadlan kala xidhiidha

Email: xudurmayor114@gmail.com Tel: 0616174879

Document gaqandaraaska waxa la soo xaraynayaa Kahor wakhtiga; 12:00am duhurnimo, taariikhda;10/01/2021.

Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shirqandaraas, 3 cisho ka dib maalintaqandaraaska la naadiyo, taariikhda; 10/01/2021, waqtiga; 09:00 subaxnimo, Goobta; hoolka shirar ka ee dawlada hoose si loogu sharxo wixii faahfaahin ah ee ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska.

 

Mahadsanidiin

Waxyaabaha loo baahanyahay in lagusoolifaaqoQandaraaska;

 

No Type Description Submitted
Yes No
1 Certificate of registration From District  

 

2 Licence of the company From Ministry of Public Works  

 

3 Receipt from District Council for bidding Bid documents from source ($20)  

 

 

4 Certificate of completion projects The past three years completed projects with UN agencies, INGOs, Government etc.  

 

 

5 CVs of project engineer with certificate The project engineer’s CV  

 

 

6 The company’s profile The company profile documents  

 

7 Bid fully priced Priced BOQ, the bidding document (amount in figures and amount in words)  

 

 

8 Bid signing To sign and to stamp (Signed form of tender))  

 

9 Updated Bank Statement Supplier provides Bank statement for last one year period?  

 

 

 

Share.