SWS Ministry Of Interior, Local Governments & Reconciliation
Baahin Qandaraas
Degmada Baydhabo waxey ka heshay maalgelin mashruuca Dawladaha Hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (JPLG),Waxayna doonaysaa in ay maal galintaa u isticmaasho mashaaruuc horumarineed ee Suuqa Barwaaqo.Sidaas darteed, Wasaaradda arrimaha gudaha ,dowladaha hoose iyo dib u heshisiinta ee DKF.
SN | Project No. | Project Name | Location |
1. | SO/SWS/BAI/BRWAQ2/2/3/2023 | New Construction Stores /Barwaqo Market | Barwaqo Village |
Documentiga qandaraaska waxa laga helayaa xarunta degmada baydhabo laga billaabo taariikhda: 13ka bisha juun 2023 ilaa 22ka bisha Juun 2023. Qandaraaslaha waxaa laga rabaa ($20) oo uu ku gato Documentiga qandaraaska. Qandaraaslihii soo doonta waxa loo jaridoonaa rasiid(receipt). Qandaraaslaha (Contractor) waa in uu ku soo dhexridaa warqada rasiidka ah bushaqada uu ku jiro documentiga uu soo buuxiyey ee uu la rabo in uu qadaraaska ku codsado isla markaana u ku ridi rabo sanduuqa qandaraaska ee degmadaya yaala ka hor taariikhda loo asteeyey dhamaadka qabashada qandaraaska.
Qandaraaska dokumintigiisa waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan kuxusan.Qandaraaska waa in lagu soo gudbiyaa labo (name by copy and original) nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa XAFIISKA QANDARAASYADA DAWLADA HOOSE EE DEGMADA BAYDHABO, wixii faahfaahin dheerada fadlan kala xidhiidha.
Email:
Document gaqandaraaska waxa la soo xaraynayaa Kahor wakhtiga; 12:00am duhurnimo, taariikhda; 22 ka bisha Juun ee 2023.
Fiiro-gaar ah, Qandaraasle kasta oo u tartamaya mashaariicda waa in uu booqdaa goobta shaqada laga qaban doono (Project site).
Mahadsanidiin
Waxyaabaha loo baahanyahay in lagusoolifaaqoQandaraaska;
No | Type | Description | Submitted | |
Yes | No | |||
1 | Certificate of registration | From District |
|
|
2 | Licence of the company | From Ministry of Public Works |
|
|
3 | Receipt from District Council for bidding | Bid documents from source ($20) |
|
|
4 | Certificate of completion projects | The past three years completed projects with UN agencies, INGOs, Government etc. |
|
|
5 | CVs of project engineer with certificate | The project engineer’s CV |
|
|
6 | The company’s profile | The company profile documents |
|
|
7 | Bid fully priced | Priced BOQ, the bidding document (amount in figures and amount in words) |
|
|
8 | Bid signing | To sign and to stamp (Signed form of tender)) |
|
|
9 | Updated Bank Statement | Supplier provides Bank statement for last one year period? |
|