
DIRECT AID
DIRECT AID
OGEYSIIS
Ha’yada Direct Aid waxay doonaysaa inay u qaadato macalimiin xarunteeda Baydhabo.
Shuruudaha laga doonaayo:
- Waa inuu haystaa shahaado bachelor oo waxabarsha ah (Bachelor of Education)
- Inuu leeyahay khibrad 3 sanno ah ugu yaraan
- Waa inuu ahaadaa qof deeganka ah.
- Waa in aaan da’diisu ka weynaan 40 jir .
- Waa inuu keena ama soo diraa CV-ga, koobiga shahaadooyinka, iyo wixii muujinaaya khibradaha shaqo.
Qof kaska oo danaynaaya fursadadaan macalinimada ah waa inuu lasoo xariiraa xafiiska hayada Direct Aid, oo ku yaala soona Xanaana 2, ama laso xiriira talefankan 0615561259 ama kuso dirso dukumintigaada eimal-kan arlaadijobs@gmail.com . Fursadaan waxay xirmaysaa 21 August, 6:00 saac maqribnimo.
Mahadsanidiin
To apply for this job email your details to Arlaadijobs@gmail.com